Faahfaahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Baardheere

Dagaalo culus ayaa ka dhacay degaano hoos taga degmada Baardheere ee gobolka Gedo kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogag taabacsan Al-shabaab. Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamada dowlada ay weerareen tuulada Baar Macalin iyo nawaaxigeeda oo Al-Shabaab ay ka waday ururinta xoolaha Sakawaatka. Saraakiisha dowlada ee jooga Baardheere ayaa sheegay in … Continue reading Faahfaahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duleedka degmada Baardheere